Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray Mashruuc ay ku baxday $12 Milyan oo Dollar (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray saddex wiish (Mobile Harbor Crane) oo cusub loogu talo-galay rarka iyo dejinta badeecadaha kala duwan ee dekedda Berbera ka dhoofaya iyo kuwa ka degayaba. Wiishashka (Mobile Harbor Crane) cusub ee loo keenay dekedda Berbera oo Xaddiga qaadistoodu dhantahay 120 tone (Boqol iyo … Continue reading Madaxweyne Biixi oo xariga ka jaray Mashruuc ay ku baxday $12 Milyan oo Dollar (Sawirro)